xarunta dhaqan celinta caruurta ee maxamed mooge
Xarunta dhaqan celinta caruurta ee hargeisa oo waraxada qoyska iyo arimaha bulshada maamusho
​
Some Our projects
Damal construction project
Guri ku yaala xaafada masalaha oo shirkda damal constraction dhistay shaam factoy na marmrka dhigtay
Tarabi .Com project
Shirkada Shaam Factory Waxay Fulisay Mashruuc wayn oo ka kooban 2,000 Msq
oo Interlock tile ah oo magalada
Hargeisa ku yaala oo ay leeday Shirkada Tarabi Company
Hass Petroleum project
Shirkada Shaam Factory Waxay Fulisay Mashruuc wayn oo ka kooban 1,700 Msq oo Interlock tile ah oo magalada Hargeisa ku yaala kaa oo ay leedahay Shirkada Hass Petroleum
Al Huda Foundation projects
Shirkada Shaam Factory Waxay Fulisay Mashariic School lada ay Al Huda Foundation gacanta ku hayso qaarkood ah
​
RHC project
Shirkada Shaam Factory Waxay si farshaxanimo iyo quruxi ku jirto Marmarkeeada ugu qurisay Meherada RCH oo magaalada hargeisa ku taala
​